Booliska Kenya oo soomaali badan xabsiga u taxaabay Magaalada Nairobi.

Booliska Kenya oo soomaali badan xabsiga u taxaabay Magaalada Nairobi.

Booliska dalka Kenya ayaa su’aaalo weydiinaya 33 ruux oo ciidamada amaanka ku xireen magaalada Nairobi ee dalka Kenya talaadadii shalay, kadib markii baaritaano amaan ciidamada ka sameeyeen magaalada caasimada u ah dalkaasi. More »

M/waynihii hore ee PL Cabdiraxmaan Faroole oo kasoo horjeestay Habka loo wado Arrimaha doorashada Soomaaliya.

M/waynihii hore ee PL Cabdiraxmaan Faroole oo kasoo horjeestay Habka loo wado Arrimaha doorashada Soomaaliya.

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya & shirarka shalay ka furmay guud ahaanba Soomaaliya kuwaas More »

maxaa ka jira in shaqada laga fariisinayo taliyaha cidamada mariisinka Puntland Gen Cabdirizaaq diiriye dhugad

maxaa ka jira in shaqada laga fariisinayo taliyaha cidamada mariisinka Puntland Gen Cabdirizaaq diiriye dhugad

allgalad, warar xaqiiqo ah oo heshay ayaa sheegayain isbadal iyo iskushandheyn lagu sameyay Hogaanka Sare ee Ciidamada bada ama mariiniska Puntland  . Read the rest More »

Shariif Xasan oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka shabeellada hoose

Shariif Xasan oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka shabeellada hoose

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia Shariif xasan sheekh Aaden ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii hore ee gobalka Shabeellada Hoose, C/qaadir Maxamed Nuur [Siidii], isagoo u magacaabay Ibraahim Aadan Cali. Read the More »

C/wali GAAS oo ku kacay Siyaasad foolxun  iyo Cabsi xoogan oo ka Taagan Mustaqbalka Puntland

C/wali GAAS oo ku kacay Siyaasad foolxun iyo Cabsi xoogan oo ka Taagan Mustaqbalka Puntland

C/weli Gaas ayaa bilihii ugu danbeeyay bilaabay adeegsiga sifaadka digtaatooriyada kadib markii uu afduubay Siyaasada Puntland. Read the rest More »

TACSI : – Allaah ha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Xirsi Ashkir ( Qoobay ) oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Bursaalax

TACSI : – Allaah ha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Xirsi Ashkir ( Qoobay ) oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Bursaalax

Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahu raajucuun Allaah Janadii Fardawsa ha ka waraabiye waxaa maantii shalay ee 7.11.2015 ku geeriyooday magaalada Burssalax ee gobolka Mudug ee Puntland Marxuum Adeer Cabdullaahi Xirsi Ashkir (Qoobay) Geeridaa naxdinta More »

Wasiirka Cadaalada Puntland Oo Garowe Ku Laabtay.

Wasiirka Cadaalada Puntland Oo Garowe Ku Laabtay.

Wasiirka cadaalada, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Jaamac ,ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadib markii kusoo laabtay dalka dibadiisa. Read the rest More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaanka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaanka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN hor iyo horaan anigoo ku hadlaya magaceeyga, magaca Guddoonka Golaha Shacabka iyo magaca Xildhibaannada Baarlamaanka waxaan ka tacsiyadeynayaa geerida ku timid allaha More »

Duufaan xoog badan oo lagu magacaabo Mech oo kusoo wajahan xeebaha bari ee Puntland

Duufaan xoog badan oo lagu magacaabo Mech oo kusoo wajahan xeebaha bari ee Puntland

Hay’adda maareynta macluumaadka biyaha iyo berriga Soomaaliya ee SWALIM ayaa digniin ay shalay soo saartay ku sheegtay in 36 saacadood ee soo socda ay duufaantaas ku aaddan tahay qaybo ka mid ah More »

ciidamada israiil oo toogtay oday 80 jir falsatiini ah

ciidamada israiil oo toogtay oday 80 jir falsatiini ah

Ciidamada Yuhuudda ayaa galinkii dambe shalay toogtay haweenay 80 jir u dhalatay dalka Falastiin, xilli ay maraysay dhulka Israa’iil xoogga ku haysato. Read the rest More »

puntland oo ka carootay shirka dhacay xerda xalane

puntland oo ka carootay shirka dhacay xerda xalane

Wararka soo gaaraya warsidaha allgalada.com ayaa sheegaya kulan maalmihii lasoo dhaafey uga socdey magaalada Muqdishu guddi howleedka soo diyaarinaya madasha looga arinsanayo wadatashiga qaranka ee doorashada 2016 isku afgaran waayey. Read More »

gaas oo ku mashqulsan gudoomiyha barlamanka

gaas oo ku mashqulsan gudoomiyha barlamanka

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo noqdey magaalada Garowe maalinimadii khamiista 5 Nov, 2015 ayaa bilaabey kulamo gooni gooni uu la qaadanyo xildhibanada Barlamanka. Read the rest More »

Muqdisho oo lagu qabtay nin ku lebisan dharka haweenka

Muqdisho oo lagu qabtay nin ku lebisan dharka haweenka

Ilaalada ee hotel Wehliye ee magaalada Muqdisha ayaa xalay gacanta ku dhigay sadex rag ah oo mid ka mid ah uu xirnaa labiska dumarka,markii ay ka shakiyeen ragga waardiyaha goobta ha haya. More »

Maxamed Siciid Shabelle”Waxaan Ahay Duqa Rasmiga Ah Ee Bosaso

Maxamed Siciid Shabelle”Waxaan Ahay Duqa Rasmiga Ah Ee Bosaso

Waxaa Muran Laga Keenay Dhismaha golaha deegaanka degmada Boosaaso kaas oo dhowaan loo dhaariyay gudoomiye degmo oo cusub , waxaana maxkamada Sare ee Puntland la horgeeyay kiis galdacwaded ku aadan qaabkii loomaray More »

Gaalkacyo: Shir u furmaya Odayaasha Puntland iyo Galmudug

Gaalkacyo: Shir u furmaya Odayaasha Puntland iyo Galmudug

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Mahad Cabdalla Cawad ayaa dhaqaalo ku bixinaya shir dhawaan ka furmaya Gaalkacyo oo looga hadlayo nabadda. Read the rest More »

Sharmarke oo amniga dalka kala shiray Taliyaasha ciidanka DFS

Sharmarke oo amniga dalka kala shiray Taliyaasha ciidanka DFS

Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay amniga dalka oo lagu qabtay magalada Muqdisho, waxaa kasoo qayb galay Taliyasha ciidamada sida Taliyaha Nabad-sugida, Taliyaha ciidanka Booliska iyo More »

madaxwayne ku xigeenkii puntlad ayaa kahadlay duufaanta CHAPALA

madaxwayne ku xigeenkii puntlad ayaa kahadlay duufaanta CHAPALA

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Injineer Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa Guddi u magacaabaya deegaanada iyo degmooyinka Puntland ee ay wax yeelaysay Duufaanta CHAPALA. Read the rest More »

Marxuum dhaga badan oo lagu aasayo xeraale

Marxuum dhaga badan oo lagu aasayo xeraale

Meydka marxuum C/kariin Yuusuf Aaden (dhagabadan) abaanduulihii hore ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta loo duuliyay degaanka Xeraale ee gobolka galgaduud halkaas oo loogu samaynayo aas qaran. Read the rest More »

Indho cade Oo Afka Furtay Sir badan Qaraxyada Muqdisho sababta ka Danbaysa

Indho cade Oo Afka Furtay Sir badan Qaraxyada Muqdisho sababta ka Danbaysa

Jeneraal Sheekh Yusuf Max’ed Siyaad Indhacade oo isagoo ku sugan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegay in habacsanaan ay ka jirto Nabad Gelyada Muqdisho. Read the rest More »

Tanzania waxaa ka socoto tirinta codadka

Tanzania waxaa ka socoto tirinta codadka

Dalka Tanzania waxaa ka bilaabatay tirinta codadka doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday dalkaasi. Read the rest More »

Hoggaamiyeyaasha dalalka ku midoobey Yurub oo gaaray heshiis wax looga qabanayo qulqulka muhaajiriinta

Hoggaamiyeyaasha dalalka ku midoobey Yurub oo gaaray heshiis wax looga qabanayo qulqulka muhaajiriinta

Tiradda muhaajiriinta gaareysa dalalka Yurub oo kor u kacdey ayaa ku qasab-tay hoggaamiyeyaasha dalalka inay gaaran heshiis wax looga qabanayo qulqulka muhaajiriinta. Read the rest More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo u safraya dalka boqortooyada Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo u safraya dalka boqortooyada Sacuudiga

Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee dalka,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda u Ambabaxo waddanka Boqortooyada Sacuudiga. Read the rest More »

 

Cabdi Bari Cadwaan: Suuriya 48 Saac Kadib Waa La Weerarayaa, Cabsi Laga Qabo Dagaalkii 3aad Ee Adduunka

300x170xsyria-300x170.jpg.pagespeed.ic.LAAVNOCGoU

300x170xsyria-300x170.jpg.pagespeed.ic.LAAVNOCGoUTifaftiraha mid ka mid ah wargeysyada ugu caansan dunida Carabta Cabdi Barri Cadwaan ayaa sheegay in 48 saac ee soo socota ay tahay mid isbedel weyn ku keeni karta taariikhda Bariga Dhexe iyo dunida Carabta oo dhan.

Cabdi Barri Cadwaan ooah tifaftiraha wargeyska Qudus Al Carabi oo ah wargeys lagu daabaco London kuna soo baxa afka Carabiga ayaa boggiisa Facebook wuxuu ku qoray in 48 saac ee soo socota la weerari doono dalka Suuriya.

“Madaxweyne Obama wuxuu waqti xaadirkan la kulansan yahay saraakiisha ciidamadiisa iyo kuwa siyaasadda, waxaana laga yaabaa inuu qaato go’aan ah in la duqeeyo Suuriya isagoo aan sugin go’aanka baarayaasha Qaramada Midoobay ee hubka kiimikada ee ku sugan Suuriya.” ayuu ku yiri boggiisa Facebook.

Waxay u badan tahay in Mareykanka uusan sugin fasax kale oo ay qaataan go’aan deg deg ah oo lagu weeraryo Suuriya, waxaana weerarka ugu horreeya uu noqon karaa mid lagu beegsanayo garoomada diyaaradaha iyo xarumaha militariga dawlada madaxweyne Bashar al Asad ee wadanka Suuriya.

Haddii dagaalkan uu qarxo waxaa cad in wadamada xulufada la ah madaxweyne Asad sida Ruushka, Iran iyo China aysan faraha ka laaban doonin, taasina waxay suurtagal ka dhigetysaa in dagaalkii 3aad ee waxa loo yaqaano ADDUUNKA uu qarxo, kana bilawdo Bariga Dhexe, sidaasi waxaa sheegay tifaftiraha wargeyska Qudus Al Carabi.

Xakly dood ka baxday telefishanka France 24 ee dalka Faransiiska ayaa waxaa lagyu tilmaamay in ciidanmada difaaca cirka ee Madaxweye Aasad ay yihiin kuwo xoogan, isla markaana Mareykanka oo kaliya uu yahay wadanka u babac dhigi kara inuu weeraro markaasi kadibna dawladaha kale sida Faransiiska iyo Ingiriiska ay gadaal kaga soo biiri doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>