Allgalad
  • Home
  • Barnaamijyo
  • Caafimaad
  • English News
  • News
  • Sport
  • TAARIIKH
  • Waraka
  • Waraysi
  • Xulshada
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • Stay Connected
    • RSS for posts

WARARKII UGU DANBEEYAY SHIRKII DM EE MANCHESTER UNITED

March 31, 2013 | Filed under: Waraka | Posted by: allgalad

1065Waxaa heer gababa gabo ah Maraaya isku dabaridkii iyo habaynta shirka Wax yar kadib ka furmi doono Magaalada Manchester Ee Cariga England, Shirkan Oo ay isagu Imaanayaan dhamaan jaaliyadaha Digil Iyo Mirifle Ee ku nool Qaaradaha Yurub, Asia iyo Amerika.Ayaa loogu tashan doonaa arimaha beryahan saaxaadka DM ku cusub haday ahan Lahayd boobka lagu haayo dhulka ee ay boobayaan dadka wata magaca Juballand iyo kuwa markale raba in reer Shabeelaha hoose ka gataan wibaga biyihiisa, wallow aan xiligan siyaasadaas shaqaynaynin.Mid kamid ah qaban qaabayaasha shirka oo aan goordhow telka ku la xariirnay ayaa inoo sheegay in dhamaan marti Sharafta iyo gudiyada isku daba ridka shirka ay caawa ku wada sugan yihiin manchester.Wuxuu intaas ku daray mukhtar in shirkan rajadiisa iyo Go’aanada Ka soo baxa in ay mira dhal noqon doonaan, raja aad U wayna laga qabo.Habeen ku labisan hidaha iyo dhaqanka digil iyo Mirifle ayaa la soo sheegayaa in ay buux dhaafiyeen goor hore oo galabtii Ah,sidoo kale goobta waxaa ku sugan wariyaasha Dm iyo kuwa TVyada Somalida oo ayagana udiyaar ah tabinta.

 

 

Waxaan idinka balan qadaynaa Aqristayasha sharaftalleh in aad daqiiqad daqiiqad idinku soo gudbino wax yaabaha ku Soo kordha shirkan aadka looga rajada qabo hadii alle yiraahdo.

 

Balanteenu waa in aad naga sugtaan sawiro iyo warbixin dhamaystiran Oo ku saabsan shirkan.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

  • Home
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • RSS
↑ Allgalad
Log in -