Allgalad
  • Home
  • Barnaamijyo
  • Caafimaad
  • English News
  • News
  • Sport
  • TAARIIKH
  • Waraka
  • Waraysi
  • Xulshada
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • Stay Connected
    • RSS for posts

xawaaladaha boosaaso oo baqdin soo foodsaartay dhacdadii xumayd ka dib

March 30, 2013 | Filed under: Waraka | Posted by: allgalad

ffwarka sida aan ku helayno waxaay noo sheegayaan i xawaladaha bosaaso in ay cabsi soo food saaratay, ka dib markii si bareer  ah loo dhacay xawalad ka mid ah xawaaladaha soo maaliyeed, xawaladaasoo lugu magac caabijiray kaah, waxaan og soo nahay bosaaso in ay ka ladnayd  dhaca noocaas ah balse  barqo cad i la dhacay oo walibaka sii darane markii la dhacayey in la xirtay wadooyin mihiim ah taas waxaay ku tusaysaa faroole maamulkiisu in uu yahay qabaar maafush waxa socda waxaba kala socon hadaba xawaladaha boosaaso waxaa soo food saaray cabsi iyo argagax waxaa kaloo is barbar socoda in dadkii lalayey beelohoodiina in hada is hubaynayaan ayaga oo ka saluugsan maamulka meesha kajira.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

  • Home
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • RSS
↑ Allgalad
Log in -