Allgalad
  • Home
  • Barnaamijyo
  • Caafimaad
  • English News
  • News
  • Sport
  • TAARIIKH
  • Waraka
  • Waraysi
  • Xulshada
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • Stay Connected
    • RSS for posts
Home » Archives by category » Sport

Barcelona oo dirqi kusoo baxday iyo Juventus oo guul daro kale kala kulantay Munich

winsKooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa bar bardhac dirqi ah kala kulantay Kooxda PSG iyadoo geesiga Barca ee caawa uu ahaa Pedro.

Ciyaaryahan Pastore aya dhaliyay goolka koobad daqiiqadii 50-aad ee ciyaarta, iyadoo markiiba tababaraha kooxda Barca uu badal deg …

April 11, 2013 / No Comment / Read More

Moussa Sissoko oo ka hadlay ciyaariyahanka uu jecel yahay in uu ku daydo ama iuu ska matalo

March 31, 2013 No Comment

sissokoMoussa Sissoko Laacibka Newcastle ayaa Amaanay Xidiga Reer Ivorian Yaya Toure, kaasi oo uu ka hortagi kooda uu u dheelo ee Manchester City.

23-sano jirkan ayaa sheegay in uu jecelyahay in uu ku daysado xidiga kooxda Manchester City Yaya Toure …

Continue reading …

Qeybtii Sadexaad ee Taariikhda ciyaariyahan Cristiano Ronaldo

March 31, 2013 No Comment

ronieKulanti wacan markale asxaabey meel kasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada qeybtii sadexaad ee taariikhda xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo

Waayihiisa Real Madrid

26-kii june ayey kooxda Real Madrid ku dhawaaqday in ay sitoos ah ula soo saxiiatay laacibkii …

Continue reading …

Man City iyo Arsenal oo raaxeystay iyo Chelsea oo dhulka lala jaray

March 31, 2013 No Comment

kjKooxaha waa weyn ee Premier League ayaa caawa badankood guul gaaray marka laga reebo kooxda Chelsea oo laga adkaaday.

Manchester City ayaa farqiga dhibacaha Premier League ku soo celisay sidii hore oo aheyd 15 dhibcod waxaana ay 4-0 ku xaaqday …

Continue reading …

Djibouti concludes football tournament for school girls.

March 29, 2013 No Comment

hhhhhhAs part of its efforts to revive women’s football in the small horn of African country the Djibouti Football Federation has successfully concluded a ten-day long tournament for 8 women’s teams representing schools and colleges in the capital and surrounding …

Continue reading …

Afar kooxood oo isugu soo haray London Banadir Cup 2013.

March 29, 2013 No Comment

vcvKoob kubadda cagta ah oo axaddii la soo dhaafay ku dhexmaray sideed kooxood oo ka tirsan kooxaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ayaa waxaa cayaaraha semi-final ka ah isugu soo haray afar ka mid ah kooxahaas, kuwaasoo ku hardami doona hanashada …

Continue reading …

Somali NOC executive board reviews 2013 first quarter achievements

March 29, 2013 No Comment

asssMembers of the Somali National Olympic committee executive board have lauded for the successful implementation of the NOC’s 2013 first quarter annual work plans during its monthly meeting held at the NOC headquarters in Mogadishu Thursday.

The meeting which was …

Continue reading …

Tartan lagu xusayo Wiish iyo Muganbe oo gaalkacyo ka furmay.

March 29, 2013 No Comment

zaGaroonka kubadda cagta ee Cawaale Stadium ee Gaalkacyo waxaa ka socda tartan kubadda cagtaa kaasoo lagu maamuusayo halyeeyada ciyaaraha Soomaaliyeed ee Aaden Xaaji Yabarow (Wiish) iyo Siciid Mugaambo oo 4-tii bishoo April sanadkii hore ee 2012-dii ku geeriyooday qarax ka …

Continue reading …

Madaxda wasaaradda HAB iyo madaxda sport ga dalka oo tacsi diraya.

March 29, 2013 No Comment

hhhhDhamaan madaxda sport ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin , Madaxda xiriirada, kooxaha, tababarayaasha, ciyaartoyda kala duwan iyo dhamaan bahwaynta sport gu waxay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Allaha U naxariistee Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad oo …

Continue reading …

City iyo Jazeera oo is mari waayay & Lido VS Global oo galabta balansan

March 29, 2013 No Comment

MakeThumbnail (1)Cayaar aad u adag oo ka mid ahayd tartanka xiddigaha kubad cagta ayaa waxaa shalay galab isaga hor yimid kooxaha ku cayaarayay magacyada hotelada kala ah City Palace hotel iyo Jazeera Palace hotel waxaana cayaartaas oo madax ka tirsan xiriirka …

Continue reading …
Page 1 of 212
  • Home
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • RSS
↑ Allgalad
Log in -