Allgalad
  • Home
  • Barnaamijyo
  • Caafimaad
  • English News
  • News
  • Sport
  • TAARIIKH
  • Waraka
  • Waraysi
  • Xulshada
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • Stay Connected
    • RSS for posts
Home » Archives by category » Waraka

DHAGAYSO: Gudiga Shirka Kismaayo: Xasan Sh Qabiil ahaan ayuu udiidan yahay Maamul usamaynta J/Land

Shirka-Kismaayo-oo-xayiran-160x119Shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa bilihii ugu danbeeyay soo food saaren caqabado dhinacyo badan kaga imaanaya, kadib ansixintii Dastuurka Maamulka Jubbaland iyo Saaritaankii Calanka Maamulkaasi.

RIIX HALKAN SI AAD UDHAGAYSATO WARAYSIGA GUDIGA

Qaar kamid …

May 4, 2013 / No Comment / Read More

DHAGAYSO: Shirkii IGAD ee looga hadlayay xaalada Soomaaliya oo Qodobo Xasaasi ah laga soo saaray

May 4, 2013 No Comment

IGAD-ok-160x80Waxaa Maanta Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia kulan ku yeeshay Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD, Waxaana kulankaasi kasoo qayb galay wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD.

RIIX HALKAN SI AAD UDHAGAYSATO QODOBADA SHIRKA KASOO BAXAY

Madaxwaynayaasha Somalia, R,W,Ethiopia, …

Continue reading …

Qarax xoogan oo goordhow lala beegsaday Ciidamada Puntland ee kusugan Magaalada Gaalkacyo

May 4, 2013 No Comment

Qarax-150x150Wararaka nagasoo gaaraya Xaafada Ex Garsoor ee Waqooyiga magaalada gaalkcyo ayaa shegaya in Caawa halkaas Ciidamo ku sugan oo Puntland Katirsan Lagu Tuuray Bom Gacmeed Boomkan ayaan Lagaranayn waxa soo Tuuray Iyo meesha lagasoo Tuuray

Bom Gacmaeedka ayaa Lagu Tuuray …

Continue reading …

DHAGAYSO: Maxaa ka jira in ciidamadii Gedo ka tagay lagu biiriyay ciidamada Raaskambooni

May 4, 2013 No Comment

Kismaayo-160x102Coll Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah saraakiisha dowladda ee ka howlgala Gobolada Jubbooyinka oo goordhow Xiriir lasoo sameeyay Warqabadka Warbaahinta  ayaa si kulul u beeniyay Wararka sheegaya Ciidamadda dowladda ee ku sugan Magaalada Kismaayo in lagu wareejiyay Ururka Raaskambooni …

Continue reading …

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo maanta war kasoo saaray Shirka London

May 4, 2013 No Comment

Puntland-State-150x150Maamulka Puntland Oo Maanta Warsaxafadeed kaso Saaray Mowqafkeeda kaga aadan shirka Bishan May Kafurmaya magaalada London ee Dalka UK

War saxaafadeed ka soo baxay Puntland maanta 03 May,2013 ayaa lagu shaaciyey arintan ,waxana lagu sheegey in Puntland diyaar u tahay …

Continue reading …

Wasaaradda Warfaafinta xustay maalinta saxaafadda aduunka kana hadashay xadgudubyada Saxafiga

May 3, 2013 No Comment

sssssaXaflad lagu xusayay maalinta Saxaafadda aduunka oo ay ka qeyb galeen Saxafiyiin, wasaaradda Warfaafinta, Gudiga barlamanka ee Warfaafinta iyo quburo dhinaca Saxaafadda ayaa ka dhacday Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/shakuur Cali Mirre oo la hadlay …

Continue reading …

Mareykanka oo soo jeediyay in baaris lagu sameeyo dilalka Wariyayaasha

May 3, 2013 No Comment

ddddddKu-xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha dadweynaha ee dalka Mareykanka Tara D. Sonenshine oo xuska maalinta madax-bannaanida warbaahinta dunida ee 3-da May shir jaraa’id ka qabatay ayaa sheegtay inay muhiim tahay in dadka ka dambeeya dilalka iyo dhibaateynta wariyaasha Soomaaliyeed la hor …

Continue reading …

Kulanka Wasiiradda arrimaha dibadda IGAD iyo waxa looga hadlay

May 3, 2013 No Comment

bbvKulanka wasiiradda arrimaha dibadda IGAD oo ka dhacay Adis ababa waxaa ka qeyb galay wasiiradda arrimaha dibadda dalalka Somaaliya, Kenya, Ethopia iyo kuwa kale.

Agendaha shirka  looga hadlayay ayaa ahaa Seddex Qodob oo aad u Muhiisan,islamarkaana kala ah Xaalada Siyaasadeed …

Continue reading …

Maamulka Sh.dhexe oo sheegaya in uu la wareegayo Mahadaay iyo deegaano kale

May 3, 2013 No Comment

Sh.dhexe_-160x119Isaga oo ka hadlayay dhibaatooyinka dhinaca bini’aadanimo ee ka jira jowhar Sh/dhexe Gudoomiye ku xigeenka gobolka Yuusuf cabdi cabdule  ayaa waxa sheegay in dhawaan deegaanada shabaabku ay ka maamulaan gobolkaasi ay  kala wareegi doonaan .

Wuxuu sheegay in ciidamada dowladda …

Continue reading …

Midowga Yurub oo Cambaareeyey weerarada lala beegsado masuuliyiinta Garsoorka Soomaaliya

April 28, 2013 No Comment

dssd Midowga Yurub ayaa daboolka ka qaaday iney aad uga xun yihiin falalka amni xumo ee ka dhaca magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kuwaas oo lagu bartilmaameedsado dadka ka haqeeya garsoorka Soomaaliya oo uu ugu danbeeyey dilkii kooxo hubeysan ay u …

Continue reading …
Page 1 of 11123Next ›Last »
  • Home
  • Islam
  • Quran
  • Waraka
  • Sports
  • Barnaamijyo
  • English News
  • RSS
↑ Allgalad
Log in -